Iska hor imaad Khasaaro geesay oo maanta ka dhacay Muqdisho

Iska Hor imaad khasaaro dhaliyay oo u dhaxeeyay Ciidamo katirsan Nabad sugida Soomaaliya iyo ciidamo kale oo ilaalo ka hayay Garaash kuyaala Laamiga warshadaha ayaa ka dhacay Muqdisho. Goob jooge ayaa ku waramay in ciidano katirsan Nabad sugida ay tageen garaashka halkaasna ay kala kulmeen iska hor imaad uga yimid ciidamo kale oo ku sugnaa … Continue reading Iska hor imaad Khasaaro geesay oo maanta ka dhacay Muqdisho